Ciidamada NISA oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Xubin ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada NISA oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Xubin ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Muqdisho: Qoraal lagu daabacay barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay ciidamada Amniga ka sameeyeen qeybo xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Taliska Ciidamada NISA ayaa sheegay in Ciidamada Ammaanka ay gacnata ku dhigeen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo madax ka ahaa Xarun qarsoon oo walxaha qarxa Gawarida lagula xiro, islamarkaana dadka lagu dhibaateeyo.

NISA@HSNQ_NISA

Ciidanka #NISA ayaa gacanta ku soodhigay dhagarqabe amniga Al-shabab katirsan, oo madax ka ahaa xarun qarsoon oo walxaha qarxa gawaarida lagula xiro. Shakhsigan ayaa sidoo kale cagajuglayn baad uga qaadi jiray qeyb ka mid ah dadka dagan Magaalada Muqdisho.9810:42 PM – Dec 20, 2018Twitter Ads info and privacy36 people are talking about thisTwitter Ads info and privacy