Isku aadka wareega 16-ka Champions League-ga oo Goordhow la sameeyay.

Waxaa hadda la sameeyay isku aadka tartanka Champions League-ga wareeggiisa 16-ka.
Inta badan kullamadii waaweynaa ee la filayay ayaanan suuro gelin.
Haddaba isku aadka guud ahaan waa sida hoos kaa muuqata.

Schalke vs Man City

Atletico vs Juventus

Man Utd vs PSG

Tottenham vs Dortmund

Lyon vs Barcelona

Roma vs Porto

Ajax vs Real Madrid

Bayern vs Liverpool