Duco iyo Xasuus, Ardayada Somaliyeed.

1-Bareeki ( Dayaarad) ey isaareen asey Baladka igu soo warwareejiyeen, hoos u bacleel Baladka ahaa.

Kubbadeey dheeleen aseey koobka guusha dhiibidiisa igu sharfeen.( South Africa- F.S: 1-9)

2-Markab ey i saaren aseey Maanyada isoo marmarsiiyeen ( Turkey- F.S: 10-15). Kuwa kalena waa jiraan.

Baaso ( Lacag) lagaama rabee adlee soo bax, intee laga helaa?.

Qofkii aan u mahad celin Dadka wanaaga u sameeyo, qofkaasu ALLE na uma mahadceliyo ayaa la yiraa.

Alloow hanaga dhigin kuwa wanaaga loo sameeyo inkira.

Alloow adaa weyn oo waaxid ah ee Kutaabta ( Ardayda) Somaliyeed, Irsaqooda barako, Cilmigooda naafac, Ducada waalidiintoodna ugu deeq, khaatumadoodana khayer.

Adna Aqrisoow, ha Kala bakhiilin ee Kutaabta Somaliyeed iigu duceey. Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Qore: Yahya Amir