War murtiyeed ka soo baxay shirkii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ereteria

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ereteria ayaa soo gabagabeeyay shir muddo laba maalin ah uga socday magaalada Muqdisho.

Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xiriirka labada dal, iyagoona soo saaray war murtiyeed la xariira waxyaabihii ay ka hadleen.

Halkan ka daawo