Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa sheegay in uu ka laabtay dawacdii dhinaca maamulka ee kala dhexeysay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Warqad uu soo saaray C/xakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa waxa uu ku sheegay in uu ka tanaasulay dacwadaasi.

