Daawo: Xogta ka dambeysa Mooshinka MD Farmaajo & Qorshaha Mucaaradka

Xildhibaano uu hogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa mooshin ka keenay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Laakiin, mooshinka ayaa waji cusub yeeshay kadib markii labada gudoomiye ku xigeen ee Baarlamaanka Soomaaliya ay mooshinkaas ku tilmameen mid aan sharci aheyn.

Hadaba, Danjire Mohamed Caalim oo ah aqoonyahan si dhow ula socda arintan ayaan si faah faahsan uga hadlay mooshinkan iyo heerarkii uu soo maray.