Xildhibaano ka badan 100-Xildhibaan oo Mooshin ka keenay Galabta Madaxweyne Farmaajo.

In ka badan 100 Xildhibaan oo ka tirsan golaha Shacabka ee BFS ayaa galabta soo gudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xoghayaha golaha shacabka ayaa shaaciyay iney qabteen mooshin xilka looga qaadayo madaxweyanaha oo ay saxiixeen in ka badan 100 Xildhibaan.

Waxaa la sheegay in mooshinkan uu ku soo aaday xilli uu khilaaf u dhaxeeyo Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha oo dhan ah iyo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Qodobada ay xildhibaanada Mooshinkaani ka gudbiyay madaxweynaha ayay u cuksadayn qodobo qaarkood xasaasi ah waxayna ku soo koobeen ilaa 8-qodob.

Haadaba halkaan ka akhriso qodobada ay xildhibaanada mooshinkaani u cuksadayn:-