War deg deg ah: Shirar xasaasi ah oo ka bilawday guryo iyo hotello ay degan yahiin Xildhibaano

 

Shirar xasaasi ah oo caawa ka socdaan guryaha iyo hotellada ay ka degan yahiin Xildhibaano dowladda Federaalka iyo xafiiska Gudoomiye Mursal lagana bilaabay Mooshin ka dhan Ra’isalwasare Kheyr Oo xowli ku socda ayadoo caawa gadiidka iyo telafanada ay Mashquul yahiin Weliba xog hoose ayaa sheegeyso in madaxweyne Farmaajo wax ka ogyahay.

Ayadoo lagu Ee deeyey qodobada Hoos ku qoran. Kheyr
1. Faragelinta uu ku hayo Baarlamaanka

2. Faragelinta Doorashooyinka Maamul Goboleedyada

3. Musuqa Baahay ee Maaliyadda

4. Amnigii oo Faraha ka baxay

5. Heya’dihiu Amniga oo fadhiid noqday

6. Hiigsigii 2020 oo meesha ka baxay

7. Caburin warbaahinta iyo Xorriyatul qowlka

8. Golihii Wasiirada oo joojiyey kulamadii caadiga ahaa

9. Ku tagrifal. Awoodeed  iyo madax adeyg

Facebook Comments