Dhageyso: Shima Sallal Mohamed: “In koox gabdho ciyaartow aan sameyo waa wax aan waligeey ku riyoon jiray…”

 

Waxaa qadka taleefan inoogu suuta gashay gudoomiyaha ama aasaasada kooxda kubada cagta ee Golden Girls Sports Centre oo ay ka aasaastay gabadh Soomaaliyeed oo laagu magacaababo Shima Sallal Mohamed oo mardhow u soo guurtay magaaldda Mogadishu si ay ugu aasaasto koox gobdho kubadda cagta ciyaarto, waa ayna u suurta gashay in ay halkaas tababaro ay ku qaataan asbuucii shan maalmood.

Wareysiga oo uu inoo soo qaaday wariye Yoonis Khaliif oo qadka telefanka magaalada Mogadishu kula hadlaayey isagoo jooga istuudiyaha idaacadda Somaliweyn radio ee magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden.

Wareysiga isdatan ayuu u dhacay……

Halkan ka Dhageyso