Waxaan idiinla socodsiinaynaa in inuu isbdal ku ymid jadwalka kulamada Saaxiibtinimo oo ay kooxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australia la qaadanayso kooxaha Caasimadda ka dhisan, gaar ahaan kulanki qorshahiisu ahaa in ay caawa la ciyaaraan degmada Kaaraan kasoo la ciyaari doono galabta 3:30 pm.
Mahadsanidiin
Xafiiska Isboortiga Gobolka Banaadir