Shaaweel Garabeey.

Somalidu waxa ey tiraa: (Shimbirka Shaaweel Garabeey agteenana waa joogaa).

Dhibaatada ah yaa qaatay Lacagtii Ummadda ee tiil Bangiga Dhexe( Bank Al Markazi), kaligeena ma ahan.

Masuuliyiinta wadamada Afrika iyo Carabtuba ha u badnaadeen, waa Su’aal taagan…..Masuuliyiinta laftooda ayaaba weeydiinayo: shacaboow, yaa qaatay Lacagtii Ummadda ee tiil Bangiga Dhexe?.

Ugu dambeeyna Masuuliyiinta ayaa shacabka Ku qancinaya in la ogaaday cidda xaday.

Waa Caaracaaro Mucaarad ah oo u shaqeyso quwado shisheeye, sida lagu ogaaday baaritaan lagu sameeyay khasnadda Dhexe ee Bangiga.

Jeebka madaxdana.!!!!!!, Yac wax sheeg sheega dhaaf.

Arragtidaada Xur ayaad u tahay, wixii khaldan Ka Sax, Hana shakhsiyeeyn.

Qore: Yahya Amir

Facebook Comments