Khilaafka Guddoonka iyo Xildhibaanada qaar oo hakiyay Kulamadii Baarlamaanka

Khilafka u dhaxeaya Gudoonka golaha Shacabka iyo xildhibaano kamid ah golaha shacabka ayaa hakiyay dhammaan Shaqooyinkii muhiiimka ahaa ee laga rabay in ay u qabtaan Bulshadda Soomaaliyeed.

Khilaaf ayaa sidoo kale saameeyay Kulamo ay yeelan jireen Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana arintaasi xildhibaanada qaar ay ku eedeeyeen in ay ka dambeyso Xukuumadda Soomaaliya.