Daawo: Warbixin Ku saabsan Sababta loo dilay wadaad Cabdiwali Sheekh Cilmi Yare iyo Xertiisa

DAAWO:- Warbixin soo Aruurinaysa Eedaymihii lagu haystey Wadaad Cabdiwali Shiikh Cilmi Yarre oo Galkacyo lagu dilay weerar lagu qaadey saaka xaruntii xertiisa.

Waxaana Warbixintaani ay dul istaagi doontaa laga soo bilaabo ilaa maalinti lagu eedeeyey in uu gafey Nabi Muxamed NNKH iyo ilaa maanta oo wadaadkaas la dilay.

Waxaa Warbixinta soo aruuriyey oo diyaariyey Maxamed Cabdiwali Noor (Timirre Anchor)