Mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday

Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo Xoghayihii degmada Beledweyne.