Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay wasiiro cusub

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamaul Goboleedka Jubbaland ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Golahiisa wasiirada.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sidoo kale magacaabay wasiiro cusub oo qeyb ka noqon doono Golaha wasiirada maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada wasiirada la isku shaandheeyey iyo kuwa cusub ee uu madaxweynaha maamulka Jubbaland uu magacaabay.