Daawo Xog aruurin tilmaamaysay dabeesha siyaasadeed ee geeska Afrika

Xog aruurin tilmaamaysay dabeesha siyaasadeed ee geeska Afrika oo Soomaaliya u ah fursad dahabi ah.

Xogta waxay tilmaamaysaa madaxwayne Farmaajo oo ah madaxwayne go’aan adag marka imaado madax-banaanida iyo Ethiopia oo xaqiiqda aqbashay albaabadana u soo laabtay maamula goboleedyadiiay ka kulmi jirtay taaso wiiqday wixi ay maamulada is moodi jireen.