Gabar Soomaaliya u matalaysa cayaaraha Feerka Adduunka ee ka dhacaya dalka India.

Tartanka Cayaaraha Feerka Adduunka ayaa kafurmay magaalada New Delhi ee dalka India, waxaana tartankaani feerka Soomaaliya umataleysa xidigta da’da yar ee Ramla Cali.

Ramla Cali ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel waliba ay dunida ka joogaan ka codsatay inay ugu soo duceeyaan cayaartaani adag ee ay maanta ka hortageysa feeraryahaanada u dhalatay dalka Morocco.




Ramla Cali ayaa loo doortay inay daah furto tartankaani AIba women’s world boxing championships iyadoo ay ku wehlisay Indian boxing legend Mary Kom

Gabadhaan u dhalatay Soomaaliya ayaa dhawaan waxay ka soo qayb gashay tartan heer caalamiga ah oo dhawaan lagu soo gabagabeeyay dalka Turkiga.

Facebook Comments