Khilaafka geeska afrika wuxuu u la mid yahay khilaafka dawlada khaliijka oo kale

Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku soo dhaweeyay aqalka madaxtooyada dalka faransiiska madaxweynaha Jabuuti mudane Geele.

Madaxweyne Geele oo socdaal ku jooga wadanka Faransiiska ayaa wuxuu dawlada Faransiiska ka cod sanayaa in aan Daganaasha Jabuuti aan khatar lagalin lagana ilaaliyo dawladaha arinkaa dabada ka reexaya. Isagoo aan sheegi dawladahaas.

Dalada Jabuuti waxay heshiis laga shay dalka faransiisku in uu ka ilaaliyo wax kasta oo colaada oo dawlado shisheeye u soo xawilaan dalka jabuuti. qaranimadeeda.

Waqtigan lagu jiro lama ogaan karo go’aanka dawlada Faransiiska ka qaadsn doono codsiga madaxweyne Geele uga yimid.




Madaxweyne geele wuxuu cabsi weyn ka qabaa hadii cuna Qabateynta caalamiga ah laga qaadayo Dawlada Eritrea arbacada 14.11.2018 maxay saamay ku yeelan karaa siyaasada gudaha iyo dibada ee dalka jabuuti.
cunaqa taytan saarnayd dalka Eritrea mudo 10 sano ah

Dawlada Itoobiya iyo dawlada somaliya waxay ka cod sadeen Qaramada Midoobay in Eritrea cunaqabateynta laga qaado Go’aankaa oo gulaha amaanka ee Qaramada midoobay soo dhaweeyey.

Waxaa suura gal ah in Dawladaha geeska afrika dib uga bilaamo khilaafyo la mida ah sida kuwa khaliijka oo kale. arintan oo keeni karta dagaalo cusub.

WQ: Danjire Mohamed Caalim