Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in dagaal saakay uu ka qarxay deegaankaasi.

Ku dhawaad 10 qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badan waa ay ku dhinteen, kadib dagaal ka dhacay deegaanka Mooyaale.

Ciidamo ka amar qaata dowlada Itoobiya ayaa la sheegay in weerar ku qaadeen soomaalida ku nool deegaanka Mooyaale.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in cabsi badan ay soo wajahday soomaalida ku nool deegaanka Mooyaale.