Salaad Cali Jeele ”Amniga magaalada Mogadishu lama sugi karo maxaa yeelay xildhibaanada…”

Salaad Cali Jeele “Amniga Muqdisho lama sugi karo Waayo Ergada Xillibaanada soo doorta iyo Xillibaanada Intooda Badan Al-Shabaab ayay Xariir la’leeyihiin, wayna u shaqeeyaan” Sharcigii Amniga Wili Xillibaanada Ma’aan la’in sixin  sababta oo ah Al-shabab ayay ka baqayaan.




SALAAD CALI JEELLE "Amniga Muqdisho lama sugi karo Waayo Ergada Xillibaanada soo doorta iyo Xillibaanada Intooda Badan…

Posted by Horyaalka Shacabka on Monday, November 12, 2018