Soomaali Laga Soo Celiyay Libya Oo Laga Soo Dejiyay Garoonka Aadan-Cadde

Muwaadinintaan ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ka soo deysay Xabsiyo ku yaalla dalka Libya,waxaana tiradooda ay gaareysaa 124 ruux oo isugu jiro Rag iyo Dumar.

Garoonka Aadan-Cadde waxaa muwaadiniintaa sku soo dhaweeyay wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Dhinaca kale ma’aha markii ugu horeysan ee  Laga Soo Celiyay Libya Oo Laga Soo Dejiyay Garoonka Aadan-Cadde