Xisaabiyaha Guud ee Dowlada Soomaaliya oo eedeyn u Jeediyay Wasiirka Maaliyada.=Aqriso Qoraalkaas=

Warqad ka soo baxday xafiiska xisaabiyaha Guud ee Dowlada Soomaaliya Faadumo Cusmaan Faarax ayaa eedeyn loogu jeediyay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdi Raxmaan Ducaale Beyle.

Dhaliisha loo jeediyay Wasiir Beyle ayaa lagu sheegay inuu xafiiskiisa ka socdo qas iyo xadgudub maamulka maaliyadeed ee dalka, waxaana taas ka jawaabeysay warqad ka soo baxday Xafiiska Beyle 31 October.

 

Xisaabiyaha Guud ee Dowlada Soomaaliya Faadumo ayaa sheegtay in faragelin toos ah uu ku hayo wasiirka Maaliyada.

Hadaba Hoos ka Akhriso Warqada xisaabiyaha Guud:

 

.