Odayaasha, culimada iyo waxgaradka reer Puntland Oo ka soo horjeestay Shirka Garowe ee maamul goboleedyada

Odayaasha, culimada iyo waxgaradka reer Puntland. Ayaa runta u sheegay kooxda ku shirsan Garowe. Una sheegay waxa loo dirsaday inay qabtan. Halkan ka Daawada warbixintii ay soo saareen odoyaasha Reer Puntland.

Odayaasha, culimada iyo waxgaradka reer puntland. Ayaa runta indhaha uga dhiftay gooxda ku shirsan garowe. Una sheegay…

Posted by Ahmed Young Boss on Thursday, October 25, 2018

Abwaan Shube oo Fariin u diray kooxda Ku shirtay magaalada Garowe. Abwaanka oo ka hadlay inuu Cabdi Wali iyo madaxda kale ay khaldan yihiin oo ay yihiin Dowlad dumis loona baahneen shirkaan oo kale Waxaa looga baahnaa inuu Ku mashquulo sidii u xalin lahaa dhibaatada ka jirta Puntland.

Abwaan halkan ka Daawo

Abwaan Shube oo Fariin u diray kooxda. Shilinka hoo sharfta keen. Maasha Allah tabaarakallaah. guuleyso Abwaan shube…

Posted by Ahmed Young Boss on Wednesday, October 24, 2018