Daawo: Saraakiisha ciidamada Puntland oo ka soo horjeestay shirka maamul goboleedyada Garowe

Qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Puntland oo saxaafada kula hadlay Garowe ayaa ka soo horjeestay shirka maamul goboleedyada uga socda Garowe.

Saraakiisha oo Ku tilmnamay Shirka ka socda Garowe inay tahay caqadhoda hortaagan in ay shaqeyso dowladda Federaalka ee dooneysa kala danbeen ay yeelato wadanka Soomaaliya iyo maamul wanaagsan.