Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo la magacaabay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/qaadir Shariif Sheekunaa ayaa maanta magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka kooban 27-xubnood.

Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ansixiyay Guddiga Qaban qaabada Doorashada madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ,93-Xildhibaan ayaa ogolaatay,13-weydiiday halka 10-kale ka aamuseen.

 Haddaba Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga:-