Daawo: Taariikhda takoorka iyo quudhsiga

Assalamu Calykum

Halkan waxa aan idinkula wadaagi qaybkale oo ka mida barmaamij (muxaadaro) aan kaga hadlayno takoorka. Qaybtan waxa aan ku eegaynaa taariikhda cudurkan quudhsiga iyo takoorka. Hadaad sii fidiso Allah ha kaa abaal mariyo.