Guddigga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

Guddiga doorashoyinka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la magacaabay waxaay-na ka kooban yihiin 15 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Guddiga ayaa waxaa magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Shiikhuna.

Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka ayaa horay cabasho uga muujiyay dib u dhaca ku yimid magacaabista guddiga doorashada, iyaga oo dhinaca kalana codsaday in guddigaasi uu noqdo mid dhax dhaxaad ah oo aan dhinac kale u xaglin.

Hadaba Akhriso magacyada guddiga: