Ciidamadda la dagaalanka Burcad badeedka oo boob weyn Ku haaya badda Soomaaliya

War deg deg ah. Ciidamadii la dagaalanka budhcad-badeeda oo xoog ku qabsaday badii somalia.

Waxayna bilaabeen in ay ilaalo u noqdaan maraakibta jiriifka waxay shirkadiiba ka qaadanayaan 2 million oo dollard dowlada somalia ayaa looga fadhiya inay sida ugu dhakhso badan uga fal celiso arrinkan khatarta ku ah jiritaankii umadnimo ee dadka somaliyeed guud ahaan. (Khatar weyn)
( Warkaan sii faafiya somaaliyeey dhamaantiin)