Magaalada Marka wax garad keedii xagee aadeen?

Madaxweyne Farmaajo oo ku sugan magaalada Marka ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha ku nool magaaladaasi,

Dadka magaalada ku nool 150 Qof miya sida sawirka nooga muuqata.?

Magaalada marka xildhibaano ayaa matala
Magaaladu waxaa ku nool odayaal dhaqameed bulshada degan hogaamiyaal u ah
ayaa jira dad kalo oo wax garad ah waxa jira Ganacsayo waxaa jirta culumo waxaa jira dumar waxaa jooga dhalin yaro wax badan.

Sawirka madaxweyne farmaajo wuxuu muujinayaa in dadka wax garadka reer marko aan wax talo ah aan laga waydiin xaalada
Booqashada madaxweyne Farmaajo

Dalkaan iyo dadkiisa sdee ku hagaagi hadaan laga wada shaqeyn in Talada lawada gaaro. iyadoo la xaqirin.