Magaalada Göteborg oo lagu qabtay banaanbax lagu xusaayey xasuuqii qaran 14 Oktober

Magaalada Göteborg ee dalka Sweden Waxaa maanta lagu qabtay banaanbax lagu xusaayey xasuuqii qaran ee lagu laayey Soomaalia aad i farabadan.

Banaanbaxaad oo ay ka soo qeyb galeen dadweynaha degen magaalada Götenborg oo isu jiro Soomaali iyo Sweden, ayaga oo ay muujinaayeen xasuuqaasi uu ahaa xasuuqii abad soo mara ummadda Soomaaliyeed oo ahay xasuuqaasi u dhinteen in  ka badan 500 qof ayna Ku dhaawacmeen dad ka badan kun qofood.

Banaanbaxaadi Waxaa ka soo qeyb galay xildhibaanada Somali Swedishka  ee Gobolka Västra Göteland oo uu ka mid ahaa Abdullahi Maxamed.

Facebook Comments