Al-Fanaan Maxamed Maclow ”Waxaan ka tirsanahay gudiga fanaaniinta bilaa xuduudka ah sidaas darteeda aan Washington u joogaa…”

Al Ustad Maxamed Maclow Nuur oo isagoo jooga Washington ee dalka Mareykanka ku wareysanay qadka telefanka ee Idaacada Somaliweyn magaalada Gothenburg Sweden.

Ustadka Waxaa uu nooga warbixiyey sababaha uu halkaasi u joogo iyo waxyaabaha uqabsoomay muddadii uu halkaasi joogay.

Waxaa kale oo aan ka wareysanay dhagax dhigii loo sameyey Golaha Murtida iyo Madadaalada ee National Theaterka ee Mogadishu uu madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo uu shalay dhagax dhig u sameeyey si loo dayactiro, ustaad Maclow oo arintaas aad uga hadlay waxaa uu yiri sidatan…..

Wareysigan waxaa inoo daadihineysa Ikraam Cali Kaar