Deegaanka Ceel Cirfiid oo laga hirgaliyey Dugsi iyo xarun caafimaad

Geesi howl adag u qabtay dadka Ceel Carfiid Amb Mohamed Ali Nur oo xariga ka jaray schoolka Yasmiin iyo MCH Yasmiin oo labadaba laga hirgeliyay Deegaanka Ceel Carfiid.

Amb Mohamed Ali Nur Americo ayaa sidoo kale bilaabay dhismaha masjid eey ku cibaadeeysan doonaan dadka deegaanka iyo Ardayda Schoolka yasmiin, MCH iyo Schoolka ayaa loogu magac daray gabartiisa yasmiin oo Rabi jeclaaday insha Allah janada Allaha ku Kulmiyo Aamiin.

Furitaanka iskoolka iyo MCH Waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha Degmada Balcacad mudane Qaasim Furdug iyo gudoomiyaha SSUP mudane Yaasin Maaxi Mocalim oo halkaasi ka soo jeediyey qudbad aad u qiimo badneed oo uu halkaasi KI balan qaaday inuu isagane kaalintiisa ka qaadan doono tayeynta waxbarasha iskoolka iyo in ardayda loo sii wadi doono waxbarashadooda.

Geesi howl adag u qabtay dadka Ceel Carfiid Amb Mohamed Ali Nur oo xariga ka jaray schoolka yasmiin iyo MCH yasmiin oo…

Posted by Abdul Aziiz Mahmoud Kulmiye on Friday, October 12, 2018