Musharixiin Midoobay oo Bayaan kasoo saaray Doorashada Puntland iyo Siyaasadda guud ee Dalka.

Qoraal kasoo baxay Qaar kamid ah Musharixiinta Puntland oo la magac baxay Midawyga Musharixiinta Puntland ayaa looga hadlay arimo dhowr ah oo quseeya Siyaasaddaha Guud ee Somalia Gaar ahaan Wacyiga xilligaan kajira Puntland.

Tirada Musharixiintaan oo gaaraya ilaa 8Musharax ayaa waxay si qota dheer uga hadleen arimaha Amaanka, Doorashada la filayo in ay dhacdo January 2019 iyo Arimo ku saabsaan Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland iyo arimo kale oo Dhowr ah.

MIDOWGA-MUSHARAXIINTA-PUNTLAND

Facebook Comments