Maxaa kala socotaa Musuq Maasuq Baahsan ?

Soomaaliya waa in wax la iska waydiiyaa musuq maasuqan meelkasta galay. Sidii wadanka looga qaban lahaa.

Wasiirada ka tirsan Xukuumada Somalia ee iminka qeybta ka ah Golaha Shacabka ayaa dhan 17 Wasiir oo aysan ku jirin Wasiir ku-xigeenada oo qaarkood Xildhibaano ah.

1- Wasirka Maaliyada.

2- Wasirka Qorsheynta.

3-Wasirka Gashandhiga.

4-Wasirka Amniga gudaha.

5-Wasirka Diinta iyo Awqafta

6-Wasirka waxbarashada

7-Wasirka Ganacsiga iyo warahadaha

8-Wasirks Kalumeysiga iyo Kheyradka Badda

9-Wasirka Dekadaha iyo Gadiidka badda

10-Wasirka Beeraha

11-Wasirka Gargaarka iyo ka hortaga Musiboyinka

12-Wasirka Xanaanada Xolaha

13-Wasirka Biyaha iyo Korontada.

14-Wasirka Batrolka iyo macdanta.

15-Wasirka Howlaha Guud iyo Guriyenta.

16-Wasirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada.

17-Wasirka Dhalinyarada iyo Isboortiga.

Wasiirada kor ku xusan ayaa gabi ahaan xubno ka ah Baarlamaanka Somalia, waxa ayna ku tiirsan yihiin Wasaaradaha ugu tayada badan.

Dhinaca kale, waxaa jira Wasiir ku-xigeeno iyo Wasir Dowlayaal iyagana ka tirsan Golaha Barlamaanka Faderaalka ah kuwaa oo ka tira badan 17-ka Wasiir ee aan kor kusoo xusnay.

xagee dawlad wanaagsen lagu helayaa hadii dawladii iyado bur burinayso sharcigii.

Maxamed Caalim

Maxaa kala socotaa Musuq Maasuq Baahsan ?Soomaaliya waa in wax la iska waydiiyaa musuq maasuqan meelkasta galay….

Posted by Danjire Mahamed Caalim on Sunday, October 7, 2018

Facebook Comments