Dowladda Fedeeraalka oo u Ogolaatay Dal Carbeed inuu Dhoofsado Duur-joogta Dalka

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya, ayaa u ogolaatay Safaaradda dalka Qatar ee fadhigeeda yahay Muqdisho inay ka dhoofsan karto Somalia Duur-joogta, gaar ahaan sagaarada.