Maxeey tahay in dowladda laga sugo, maxeyse tahay in aan laga sugin?

In qofku gobolkiisa wax u qabto, Ma qabyaalad baa, mise waa isagoo qeyb dalkiisa ka mid ah dhisay?

Maxaa qabyaalad ah maxaase ahayn?
Haddii dowladnimadeenna lagu qeybsado nidaamka qabiiliga ah, adigu ma cirkaad ka Soo dhacday?

Aaway Dadkii ka Soo jeeday gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe?

Hadaad gobolkaaga u hadasho, Ma cambaar baa kaa soo baxeysa?

Yaa bilaa cambaar ah xilligga hadda la joogo?

Maxaa xaq ah, maxaanse xaq ahayn?

Yaa xaqa jideeya, Alle iyo Aadane?

Yaad abaalmarin ka sugee in uu kugu siiyo, innaba wax dadaal ah hadaad sameyso?

#RunAanLagaReysan iyo habeen dambe 9:00 pm Sacadda UK.
Amina.

Aamino Muuse Wehliye

Xildhibaan Eng Cabduqaadir Carabow Oo Xukuumadda Ka Dalbaday In Ay Taageerto Sidii Al Shabaab Loogu Saara Lahaa Degaanno Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Xildhibaan Eng Cabduqaadir Carabow Oo Xukuumadda Ka Dalbaday In Ay Taageerto Sidii Al Shabaab Loogu Saara Lahaa Degaanno Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Posted by Goobjoog on Wednesday, October 3, 2018