Waa Maxay sababta ay dowladda uga hadli la’dahay Ninkii gubitaanka lagu dilay *Daawo*

Dulmiga iyo isku awood sheegashadu waa mida nadhaxal siisay in aan weyno dowladnimadeenii 30 sanana aan ku noolaalo Colaad, Gaajo, Abaar iyo dowlad la’aan.

Waxaan is weydiin mudan maxay tahay sababta dowladda Somalia heer gobol iyo heer dagmo toona aysan kaga hadlin dhibkii loogeystay qoyskii Allaha u naxariistee marxuum Axmed Dowlo Makaakin oo isagoo nool dab laqabad siiyay iyada oo sababta looga dhigay in wiil uu adeer uu u yahay uu gabar ka guur saday reer ay Hassan Ali Kheyre is xigaan sidaas awgeedna uu san wiilku gabadha geyn.

Ilaahadda dowladda Somalia kama aysan hadlin arintaan halka ay muwaadiniin dalal kale dooni laquustay 24 saac gudahood kaga tacsiyeeyeen aduunyo.