Madaxda Qaranka Maxay u Booqan waayeen Qoyskii Gabood Falka lagu sameeyey

Iyadoo dhawaan Gabood falkii ugu Xumaa loo geystey Qoyska soo jeeda Beesha Jareer Weyne ka dib markii lagula kacay Adeerkood Fal aragagax leh waxaana arintaan si weyn uga Hadley Bulshada Soomaaliyeed hase yeeshee waxaa is weydiinayaa maxay tahay Sababta ilaa hadda Madaxda Qaranka u booqan waayeen Qoyskaas.

Waxay ahayd in Qoyskaas Madaxda Qaranka ay ugu tagaan Gurigooda uguna lab Qaboojiyaan Falkii lagla kacay kana Xumaadaan maadaama qaar ka mid ah Madaxda Qaranka ay hore ugu hadleen Falkii lagla kacay Gabadhii yareyd ee ardeyada ahayd, sidaa Darteed haddii ay Madaxda Qaranka u suurta gasho in ay Booqataan Qoyskaa ogaada in aad soo Daahdeen.