Waare oo Gudoomiye cusub u magacaabay Hiiraan.(Wareegto)

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu xilkii qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow), islamarkaana gudoomiye Cusub uu magacaabay.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa loo magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed),kaas oo bedeli doona guddoomiyihii xilka qaadista lagu sameeyay ee Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow).

Halkan ka Akhriso wareegtada