Tacsi Tiiraanyo leh Khaalid Cabdullahi Oromo oo lagu dilay magaalada Göteborg Sweden

Tacsi tiiraanyo leh
Inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun

Geeridu waa xaq
Anagoo kala ah Cali Xasan Iidoow iyo Ubax Maxamuud Xalane waxaan ka tacsiyeyneynaa geeridii ku timid allaha ha u naxariistee Khaalid Cabdullahi Xasan Aaden oo habeen hore lagu dilay magaalada Göteborg Sweden.
Waxaan illaah uga baryeeynaa janatu fardowsa amin.

Waxaana tacsi u direeynaa aabihiis Cabdullahi iyo hooyo Ubax,  samar iyo imaan allaha naga siiyo.