Maqaal: Mustaqbalka Bangiga dhexe e Soomaalida oo ku wajahan meel mugdi ah

Maahmaahyo Soomaalieeyd yaa tiray musuqmaasuqa waxaa laga dhaxlaa dib udhac ku yimaada shaqada Bangiga Dhexe e Soomaaliya.
Mudane Munir Sh. Ahmed oo horayu soo ahaa madaxa National Bank Standard / Chase sida warbixinta sheegeeyso Munir waxaa xiray awtoritaada Kenya markii lagu helay musuqmaasuq iyo wax is dabamarin

Mr Munir Ahmed Sheikh hada waxoo joogaa magaalada xamar taasoo ku martigiliyay Fahad Yassin, kaasoo ah ilma adeer aad isugu dhaw dhinac qabiilka.
Mr Munir Ahmed Sheikh ayeey is arkidoonaan Madaxweynaha iyo Ra’iisuwasaaraha Soomaaliya si loogu magacaabo guddoomiyaha soo socda ee Bankiga.
Mr Munir Ahmed Sheikh waxoo ka soo shaqeeyay Chase Bank a Nairobi waxoo wataa passaporto australiano, dacwadiidsa wali miiska ayeey saarantahay waxaa avvokaato u ah ina adderkiis Abdinasir oo Soomaali Kenyaan ah

Fahad Yassin oo ah ku xigeenka NISA isla markaasna ah nin awood balaaran ku leh Villa Somalia, kaasoo lagu sheego in oo yahay maal giliyahii dowlada Farmaajo isla markaasne ka mid ahaa madaxda sarsare ee argagaxisada laakin roolka oo riwaayada ku masalayay waxeey aheeyd in oo yahay wariye al jasiira ka tirsan.

Fahad Yassin waa ninka kaliya oo awood u leh 30 CV oo been abuur ah in oo gacanta u giliyo Bashir Isse l’ex Gudoomiyaha Bangiga Dhexe della Banca si loo ga soo xusho Mr Munir Ahmed Sheikh oo ah Fahad ina adderkiis kaasoo Bangi Kenya ku yaala horay u soo kiciyay.

Mr. Bashir Isse oo ah Guddoomiyaha Bankiga Dhexe iyo Mr. Beyle Wasiirka Maaliyadda ayaa labadooduba joogaya Stanley Hotel ee Nairobi, si loogu heshiiyo sida Bangiga lo dhicilahaa ayadoo ayna fahmin.

Beesha caalamku way arki kartaa dhammaan arrimahan, laakiin ma daneeyaan khasaaraha iyo khatarta mustaqbalka ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Si aad u ogaato wax badan, fiiri xiriirka hoose

(Si aad u ogaato wax badan, fiiri xiriirka hoose)

1- https://allafrica.com/stories/201612030293.html .
2- https://www.standardmedia.co.ke/business/article/2001290099/cma-how-bosses-schemed-to-loot-bank
3- https://kenyanwallstreet.com/cma-wants-former-nbk-ceo-munir-sheikhs-application-for-an-order-of-stay-denied/
4- http://kenyalaw.org/caselaw/cases/view/157373/
5- https://www.businessdailyafrica.com/lifestyle/profiles/Things-get-murkier-for-former-NBK-boss/4258438-4373764-vqr780z/index.html
6- https://www.oracle.com/webfolder/s/delivery_production/docs/FY14h1/doc2/Munir-

WQ: Abdulkadir Qanjey