Maamulka Websetka Somaliweyn oo Tacsi u diraya Prof. Yaxye Sh. Caamir oo Walaakii Ku geeriyooday Qarax ka dhacay Muqdisho

Maamulka iyo Shaqaalaha Websetka Somaliweyn ayaa Tacsi u diraya Prof. Yaxye Sh. Caamir oo walaalkiis ku dhintay Qarax ka dhacay Muqdisho, kadib markii Gaarigii uu waday loogu xiray qarx loogu xiray.

 

Alle Ha u naxariisto Samir iyo Iimaana ha ka siiyo ehaladii iyo Qarabadii uu ka geeriyaday Marxuum Cumar Sheekh Caamir oo Walaal la ahaa Prof. Yaxye Sh. Caamir.