Faallo: DILKA AAMINA XUSEEN XASAN SHEEKO AAN CAQLI GAL AHAYN

Qofka Dilka Geeystay Jaamacada Ma Qabsan Si Nadiif Ah oo Xoriyad Iyo Isku kalsoonaasho Ay Ku Jirto. Ayuu Jaamacada U Soo Galay

Dabadeena Hal Arday Ayuu Toogasho Ku Dilay Wuuna Iska Baxay Isaga oo In Daalac Loo Raacdo Ha Joogtee Aan Xitaa La Weeydiin Karin Sababta Ay Marxuumad Aamino Ku, Muteeysatay Dilka.

Arintaas. Aniga Waxaan U, Arkaa Sheeko Aan Caqli gal Ahayn Ee Ma Waxaa Jira Qaar Ka Mid Ah Ardeyda , Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacada In Ay Hubeeysan Yihiin Mise Ilaalada Ayaa Howshaan Wax Ka Fududeeysay

Ma Jirtaa Cid Is Weeydiinaysa Su,aalahan Iyo Kuwo Kale oo Muhiim Ah Dadka Qaar Waxay Leeyihiin Aradayada La Dilay Waxay Ahayd Sarkaalad Ka Tirsan Nabad, Sugida Taas Qiil Uma Noqon Karto Dilkeeda Mana Ka Reebayso In Ay Shaqadeeda Ku Dhinac Wadato Waxbarashada Ay U Baahantahay

Laamaha Amaanka Dalka Waxaa La Gudboon In Howl Wadeenaddeda Jaamacada Maamul Ilaa Waardiye Dhamaantood Loo Soo Xiro Falkaan oo Baaritaan Lagu Sameeyo Kadibna Cadaalada La, Horkeeno Cid Kasta Oo. Ku Lug Yeelata. Dilka Gabadhan Ardayada Ahayd.

Elmi Osman Boodhari