Mubarik Abdirahman doortay inuu noqdo baddale, ku-sime xildhibaan qaran ee Sweden

Mubarik Abdirahman ayaa loo doortay inuu noqdo baddale, ku-sime xildhibaan qaran (Ersättare för ledamot i till riksdagen). Mubaarak ayaa ka tirsan xisbiga shaqaalaha ,socialdemokraterna, isagoo laga soo doorto caasimada saddexaad ee sweden ,magaalada Malmö waxaa uu fariisan doonaa baarlamaanka kolkii saddeexda xildhibaan ee kuraasta joogtada ah leh uu midkood maqan yahay.

Dhinaca baarlamaanka qaranka (Riksdagen); Leyla Leila Ali, xubin xildhibaan qaran oo joogta ah
Mubarik Abdirahman , ku sime ama baddale xubin xildhibaan qaran

Hambalyo! Mubarik Abdirahman
Guulo farxad leh oo kudayasho mudan ayey soomaalida sweden ka gaareen doorashada sanadkan 2018