Daawo: Xildhibaan A/Xakiin ”Madaxweeyne Farmaajo iyo Ra’isul Khayre maba aaminsaba ineey dalka madax ka yihiin…”

Xildhibaanku arrimuhuu ka hadlaayo waa run. Madaxweeyne Farmaajo iyo Ra’isul Khayre maba aaminsaba ineey dalka madax ka yihiin. Dalka dhanba waxay u haystaan Muqdishu, hadeey ugu fogaatana koonfur.

Madaxii dalka ugu sareeyay hadaad tahay xilbaa amniga iyo daryeelka wadankoo dhan kaa saaran.

Farmaajo iyo Khayre ma ogyihiin waxa ka socday Awdal? Mu ogyihiin waxa ka socdo Sool? Ma ogyihiin waxa ka socday Tukaraq? Ma ogyihiin waxa ka socda Sanaag?

Facebook Comments