Aqalka Sare Oo Wufuud U Diraya Dowlad Goboleedyada

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa bilaabay dadaallo lagu xalinayo khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka.

Guddiga joogtada ah ee Golahaasi oo maanta kulan ka yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka arrinsaday xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda.

Warsaxaafadeed ay soo saareen guddiga ayaa lagu sheegay in wufuud xal raadin ah loo dirayo deegaanada maamul goboleedyada, si xal looga gaaro khilaafkan.

Halkan hoose ka Akhriso:-

Facebook Comments