Daawo: Garoowe sidee looga arkay go’aanadii Shirkii Kismaayo ?

Dadweynaha degen goboladda Soomaaliya oo ka soo horjeestay shirkii ka dhacay Kismaayo oo warmurtiyeedkii ay soo saareen madaxdii halkaasi Ku shortsen ayaa noo suurta gashay in aan microofanka la dhax galno dadweynaha Puntland.

Waa Nin Garasho badan oo aan kasoo xushay dad ka hor yimid Shirkaasi, oo Taageero u muujiyey Dawladnimada.

Adiguna Hadaad Jeclaysato la wadaag Fariintaas qiimaha badan #Share Bulshada Soomaaliyeed.

Xigasho: Ahmed Darwish