Abwaan Nuuraari: ”Madaxda dalka Waxaan u sheegaayaa in Shangaani la xumeeyey…”

Abwaan Nuuraani oo fariin gaar ah u diray madaxda dalka Soomaaliya gaar ahaan Madaxweynaha, Ra’isalwasaaraha iyo Duqa Gobolka Banaadir si wac looga qabto cadaalad darada ka jirta degmadda Shangaani.

Abwaan Nuuraani oo ka hadlay dhibaatada lagu hayo degmadda Shangaani oo xaqeedii la rabo in la duudsado.

Waxaa uu abwaanka ka hadlay xaqqa maqan sida xal lagu heli karo dhibaatadana looga bixi karo.

Halkaan ka Daawo Abwaan Nuuraani