Dr Abdirisak Waberi gudoomiyaha xisbiga Midnimo Qaran ayaa Shir Jaraaid ku Qabtay Magaalada Göteborg

Shirka Jaraaid oo gudoomiyaha xisbiga Midnimo-Qaran ugu hadlay Xaalka Guud Ee ka jiro Somalia gaar ahaan dhinacyada, Amaanka iyo Qilaafka Siyaasadeed Ee u Dhaxeyo Dowlada Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada Dalka ka jiro, Sidoo kale Wuxuu Carabka ku dhuftay mowqifka siyaasadeed ee xisbigiisa iyo sida Ee lama taabtaan u tahay in laga Shaqeyo Midnimada iyo Hormarka Shacabka Somaliyeed Masuul kasto Waxaa Waajib ka saaran in uu ilaalsho Dastuurka ku meelgaarka ah si looga fogaado Waxa kasto oo Dowladnimada Somalia shaki galinaayo.

Dowlad Goboleedyada waxey Xaq u leyihiin in Ee ka shiraan Waxa kasto oo Hormar u keeni karo Shacabka Ee martalaan lkn Ma qabo in Xariirka lo Jaro Dowlada Dhexe midaasi sax Maahan Waxaa yiri Gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran Mudane Dr Abdirisaq Waberi.

Shirkaan Jaraaid Ee Hogaanka Xisbiga Midnimada Qaran ayaa ku so adaa Xili Siyaasada Somalia Ee tahay mid Cakiran Qilaaf Xoogane u Dhaxeyo Dowlada Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada Dalka ka jiro.

WQ Sabir Elmi Yusuf

Saabirelmi@gmail.com
Sweden Goteborg