Daawo Dood dhaxmartay 3 siyaasi oo Soomaali Sweden ah

Iswiidhan waxaa afartii sanaba ka dhaca doorashooyin. Doorashada sanadkani waxay dhacaysaa maanta oo bisha 9-ka september 2018 ay tahay waxaana loo codaynayaa baarlamaanka, maamulka gobolka iyo degmooyinka.

Bahda somaliweyn radio ee Götenborg  ay idin soo diyaarisay Dood dhaxmartay 3 siyaasiyiin oo Soomaalia

Dood Ku saabsan doorashada Sweden. Dooda waxaa ka qeyb galaayo 3 xisbi ee wadanka Sweden
Axmed Xirsi oo Vänsterpartiet ah
Hassan Abdi oo Moderatpartiet ah
Yasin A/laahi oo Centerpartiet ah

Dooda ka Daawo halkan

Dood Ku saabsan doorashada Sweden. Dooda waxaa ka qeyb galaayo 3 xisbi ee wadanka Sweden Axmed Xirsi oo Vänsterpartiet ahHassan Abdi oo Moderatpartiet ahYasin A/laahi oo Centerpartiet ah

Posted by Somaliwayn Radio & TV on Saturday, September 8, 2018